Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:-Faratoon oo sheegay sabab yaab leh oo Ardeyda Deegaanada Somaliland imtixaanka uga dhacaan-Video+Warbixin

Wasiirka Waxbarashada Somaliland Maxamuud Yaasin Faratoon oo Warbaahinta kula Hadlay Magaalada Hargaysa ayaa Sababta Ardayda Somaliland Imtixaankii Sanadkan ugu Dheceecn ku Tilaamay Isticmaalka Taleefanada Gacanta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mr Faratoon ayaa Sheegay in ay Hada Xal u Raadinayaan Ardaydaa Mudada Wax Soo Baranaysay Balse aanu u Suura Galin inay ka Gudbaan istixaankii ugu Danbeeyey.

Exit mobile version