WARARKA SOOMAALI

DAAWO:-Faransiiska oo baaraya weerar tooreey oo lagu dilay Gabar

By Xuseen Post

April 24, 2021

Booliiska Faransiiska ayaa baaritaan ku wada shil ay ku sheegeen weerar argagixiso kaddib markii gabar booliis ah toorey lagu diley meel ka baxsan magaalada Paris.

Weerarkan ayaa ka dhacay degmo 60km dhacda koonfurta galbeed ee caasimada, waxaana gabadhan oo ahayd 49-jir lagu diley goob aan ka fogeyn saldhig booliis.

Booliska ayaa dhinaca kale toogtay nin 36jir ahaa oo asal ahaan kasoo jeeday dalka Tunisia oo lagu tuhunsanaa inuu weerarkaas.

Halkaan riix si aad u Daawto Muuqaalka