WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Fadeexaddo iyo ceebo waa weyn oo dul hogganaya Xisbiga Muuse Biixi ee Somaliland-Video

By Abdi rashid

April 29, 2018

Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid ee Somaliland ayaa Maanta Dhaliilihii Ugu Cuslaa u Jeediyey Xukuumada Somaliland ee uu Madaxda ka Yahay Muuse Biixi iyaga oo ku Dhaliilay inuu Cid Gaar ah Siiyey Mashiircdii Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxwaynaha Maamulka Somaliland  ayaa Mudooyinkii ugu Danbeeyey Wajahaya Dhaliilo Culus oo is Daba Joog ah kuwaas oo loo Soo Jeedinayo.