Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:-Dowladda Sweden oo Visaha Dal ku galka u diidey Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sh. Maxamuud iyo Sababta-Video

Dowlada Sweden Ayaa U Diidey Viisaha Dal Ku galka Madaxweynahii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh maxamud,Iyadoona  Aqbashay marti qaad Uu Ku tagi lahaa Dalkaasi hadana Waxay Diidey Qaabka Uu Ku galayo madaxweynahii Hore.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sweden Ayaa Codsatay Inuusan Ku gali karayn dalkaasi pasaporka  Soomaaliga OO Aysan Sweden Aqoon sanayn Sida Ay Sheegtay,Lakiin Qaab qaxoontinimana Sheegtay Inu ku gali karayo dalkaasi Madaxweynahii Hore xasan Sheekh maxamud.

Arintani Ayaa U muuqanaysey Qaab Sharaf Dil Ah madama Uusan Sharciga caalamiga Qabin Inuu madaxweyne dal Soo maray Qaxoontinimo lagu qaabili karayo,waxana Wararku Intaasi Ku darayaan Inaysan kala qadayn Inuu safarkaasi ka Baaqday xasan Sheekh maxamud.

Ujeeadada Safarka Madaxweynahii Hore Ee Soomaaliya Ayaa La Sheegay Inay Ugu Muhim san tahay casuumaad Uu ka Helay Xisbiga talaada haya Ee dalkaasi Sweden balse Sharcigani Uga Dhigeen Shuruud Inuu Fuliyo.

Exit mobile version