Hargeysa (HM)-Gudiga Koomishinka maamulka Soomaliland oo maanta shir ku qabtay Magaalada Hargeysa ee xaruntaas maamulkas ayaa sheegay in Doorashadii Golaha wakiiladu markale ay dib u dhacday ayna suuragal ahayn inay qabsoonto arrimo iyo xiisado is diidooyin siyaasadeed oo ka taagan Soomaliland.