Muqdisho (HM)-Waxaan halkan idiinka soo gudbin doonaa Barnaamij gaara oo ku saabsan xiisadda siyaasadeed ee ka taagan doorashada Jubaland, oo ay aad isugu hayaan maamulka Jubaland, musharaxiinta la loolamaya Axmed Madoobe iyo dowladda federaalka Soomaaliya.