WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Dood adag oo dhexmartay wakiilka imaaraadka ee Somaliland iyo Xildhibaan Sakariye oo caayey-Video

By Abdi rashid

March 10, 2018

Xili wali taagan tahay Xiisada Siyaasada ka Dhalay Heshiiskii Berbera Waxa Dood Kulul Dhex martay Xildhibaan Sakariye Sheekh maxamud Oo ka mid Ah Siyaasinta Isbadal doonka.

Iyo Sidoo Kale Safiirka Maamulka Soomaliland U Magacowday dalka Imaraadka Carabta,waxayna Doodani oo Ahayd Mid kulul salka Ku haysaa Heshiiska Berbera Sharci Ahaantiisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO