Site icon HORUFADHI MEDIA |

DAAWO- Dhalinyarada Qurbaha Laga Kaxeeyo Ee Wadankii La Geeyo Ma Dhaqan Celisbaa Mise Waa masaafuris-VIDEO.

Dhaliinyarada iyo caruurta dhulkii lagu celiyo si “dhaqan celis” loogu soo sameeyo waa kuwama? Dhaqan celisku wax natiijo ah ma keenaa? Maxaa la gudboon waalidiinta, culimada iyo hogaanka jaaliyadaha Soomaalida ee qurbaha degan. Barnaamijkan iyo mid kale ee soo socda waxa aan isku dayi in aan su’aalahaas kaga jawaabo.

HALKAN KA DAAWO…

HORUFADHI.COM@GMAIL.COM

 

Exit mobile version