WARARKA SOOMAALI

Daawo- Dhalinyaro ku sugan Columbus Ohio oo 90 Qoys dharkoodii gaadhsiiyey bukaanada jiifa Widhwidh-VIDEO

By Zakariye Ciise

May 06, 2017

Widhwidh Weriye Zakariye Wadani Ayaa Maaanta Deeq DHar Ah 90 Qoys Gaadhsiiyey Bukaanka Shuban Biyoodka Widhwidh Waxaan Deeqdan Lasoobaxay 2Wiil Oo Soomaliyeed Oo Diiday In Magacooda Lasheego, Dharkan ayaa isugu jira 50 isku joog oo haween ah iyo 40 caruur ah, kuwaasoo si rasmi ah loogu wareejiyey gudida abaaraha oo uu ku wareejay Zakariye Wadani agaasimaha tvga SOMNEWS EE WIDHWIDH.

HALKAN KADAAWO MUUQALKA

Yagoona Kasoo Kalajeeda Widhwidh Iyo Hargaysa  kuna dhaqan Galbeedka magaalad Columbus ee OHIO,Deeqdan Ayaa Weriye Zakariye wadani Ayaa Deeqdan Kuwareejiyey Gudida Caafimaadka Widhwidh Waxaana Siweyn Loogu Duceeyey Labadaasi Wiil Oo Alle Looga Baryey In Alle Janadiisa Ugu Deeqo