HORUFADHI MEDIA |

DAAWO- Darawalkii Gaafoow ee ninka diley oo la soo bandhigay iyo wuxuu ku tiraabey-VIDEO.

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kusoo bandhigay Faarax Cali Nuur Xayle  oo ahaa Darawalkii Jen. Gaafow ee dilay  alle ha Naxariistee  Agaasimihii Maamulka Maxakmada Sare  Mursal Cumar Cismaan  oo kasoo jeeday magaalada Burco.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gacan ku dhiiglaha ku eedaysan dilkan Faarax Cali Nuur Xayle  ayaa sheegay  inuu Gaystay Dilkaasi, Islamarkaana Wuxuu ka codsaday Ehelada Marxuumkaasi inay Cafiyaan…..

Exit mobile version