WARARKA SOOMAALI

Daawo Dalka Ruushka oo Faraha Lasoo Galay Arinta Qatar & Madaxweynaha Maraykanka oo Mawqifkiisii Badalay Xidhiidhkana ujaray….

By Top News

June 10, 2017

Xiisada aadka usaameynta badan ee kataagan Dalalka Carabta ayaa marba marka kasii danbaysa yeelanysa waji cusub & loolan cusub Wadamada Ruushk,Turkey,Germany oo garabka ku haya Dalka Qatar ayaa bilaabay xulufaysi cusub & isbarbartaag Dhinaca Awooda Dhaqalaha Dalkaasi qatar ay kaga qaybqaadanayaan Dhanka Kale Wadamada kasoo horjeeda Qatar ee uu ugu horeeyo Sacuudiga, Masar, & Maraykanka ayaa iyana soo saaray Go’aamo culus , Dhanka Afrika soomaaliya & Dalka Nigeria ayaa Mawqifkooda Cadeeyey,

Barnaamijkan Waxaa isku soo Daba riday Salmaan Hashi Waana Barnaamij Taxane Ah oo iftiimanay Daboolkana kaqaadaya Xaalada kataagan Bariga Dhexe,

HALKAN RIIX VIDEO DAAWO