Dacwad ka Dhan ah Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa loo Gudbiyey Muuse Biixi Cabdi Waxaana Lagu eedaynayaa Aflagado Joogto ah isaga oo Wasiir ah.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Jaamac Yuusuf Axmed oo Hore Xilal Kala Duwan uga Soo Qabtay Maamulka Somaliland ayaa Noqday Qofkii ugu Danbeeyey ee Saleebaan Cali Koore Dhibane u Noqda Waxaana Kasii Horeeyey Cali Sandulle.