WARARKA SOOMAALI

DAAWO- Culimadii Dhexdhexaadinta labada Beelood ee K/Sool oo Baaq soo saaray+Aawaadh lagu Afrogay kuwa huriya colaada-VIDEO.

By News Hour

April 10, 2017

Culimada ayaa siweyn uga Gilgishey colaada la hurnayo maalinkasta marka nabadu soo dhawaato, waxayna Habaar dusha u saareen kuwa ay ugu yeedheen Fidna wadayaal bilaaba colaada kolkastoo nabadu guntami rabto, waxayna ka diegene in Cawaaqib xun ay dunida ugu soo degdegayso.

HALKAN KA DAAWO….

Waxaa ay sheegeen inay jiraan Mufsidiin xumaanta ka ganacsada iyo dhiiga umaddan abaaraysan ee maatada ah, waxayna Eebe u warsadeen in Eebo soo fududeeyo faashilkooda.

Horufadhi.com@gmail.com