kadib Markii MaamulkaSomaliland u Maaro Waayey Sixir Bararka ka Jira Deegaanada Maamulka Somaliland ayaa Waxaa Maamulka Somaliland Hada Bilaabay in Bulshada Wax Laga Waydiiyo Sidii Arrintan Wax Looga Qaban Lahaa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa ka Qayb ah Dadka Dooda Sixir Bararka La Hordhigay Waxaana ay Sheegeen in Arrintani u Baahan Tahay Dadaal dheeri ah.