Ciidamada Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta gadood ka sameeyay gudaha Magaalada Garowe.
Ciidamada ayaa oo wata gaadiid dagaal ayaa ka xirtay wadooyinka Garowe xili ay ka cabanayaan Mushaar la’aan soo wajahday iyo xariga loo geystay wakiilkii Dowlada Somalia ee dhanka Hay’ada socdaalka walow mar danbe la sii daayay.