Maamulka Somaliland ayaa soo Qafaashay qaar kamid ah Dalxiisayaal Ajaanib ah oo Ku Sugna Biyaha Fog ee Dalka Jabuuti,waxaana ay kusoo Bandhigeen Magaalada Saylac ee Gobalka Awdal.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Tiro Gaadhaysa Afar Ruux Oo Ajaanib Ah ayay warbaahinta Usoo bandhigen Maamulka somaliland iyagoo ku eedeeyay inay Kaluun Sharci darro Ah Ka guranaayeen Xeebaha Somaliand.