WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Cali Khaliif“ogaadda weli hadda Somaliland kamaanan mid noqone,waxaan rabnaa Somaliland loo dhan yahay,,-Video

By Abdi rashid

March 08, 2018

Cali Khaliif Galaydh oo ka hadlayey shirkii Beesha Maxamed Garaad Bahararsame oo maalintii shalay kusoo dhamaaday deegaanka xidh-xidh ayaa ku celceliyey in aysan wali ku biirin Maamulka Somaliland isla markaana ay heshiisyo aan mira dhal ahayn wad galeen.

HALKAN  KA DAAWO VIDEO

Mr Galaydh ayaa sheegay in ayaa sheegay in ay arrimaha wax ka qabashada xaaluufka degaanka iyo nabad galyadda ay muhiim tahay in cid lagu tiirsanado isaga oo soo qaatay maahmaahdii ahayd,,Buur ahaw ama buur ku tiirsanow,,oo uu uga jeeday waa in Maamulka  Somaliland  aan garabka saarnaa.