Cali Khaliif Galaydh oo ka hadlayey shirkii Beesha Maxamed Garaad Bahararsame oo maalintii shalay kusoo dhamaaday deegaanka xidh-xidh ayaa ku celceliyey in aysan wali ku biirin Maamulka Somaliland isla markaana ay heshiisyo aan mira dhal ahayn wad galeen.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Mr Galaydh ayaa sheegay in ayaa sheegay in ay arrimaha wax ka qabashada xaaluufka degaanka iyo nabad galyadda ay muhiim tahay in cid lagu tiirsanado isaga oo soo qaatay maahmaahdii ahayd,,Buur ahaw ama buur ku tiirsanow,,oo uu uga jeeday waa in Maamulka Somaliland aan garabka saarnaa.