Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:-Cabdixakiim Camey oo ka hadlay Gabadhii Askariga Maamulka Puntland ku Kufsaday Boosaaso-Video

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Camey ayaa ka jawaabay eedeyn ay Beeshii ka dhalatay Gabadhii uu askarigu ku kufsaday Boosaaso ay usoo jeedisay Puntland,taasoo aheyd in Maamulka Puntland uu ka meermeerayo inuu cadaaladda horkeeno Askarigaas dhigta geystay.

Cameyn  ayaa sheegay in Askarigaas uu ku jiro gacanta Maamulka islamarkaana la horkeenayo Cadaaladda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka Haweenka Maamulka Puntland oo la filayay iney soo hadal qaado dhibanihii ugu dambeeyay ee lagu kufsaday Puntland ,ayaa taa badalkeed sheegtay in Wasaaraddu diyaarisay Qol leyskugu keeno haweenka la kufsado.

 

Exit mobile version