WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Booliska Soomaliland oo sheegay inay qabteen Lacag madow oo Puntland laga soo galiyey-Video

By Abdi rashid

October 26, 2020

Hargeysa (HM)-Taliska Ciidanka Booliska ee Maamulka Soomaliland ee Hargeysa ayaa soo bandhigay rag iyo lacag ay ugu yeedheen Dollarka madow oo ay sheegeen inay kasoo gudbeen deegaanada Maamulka Puntland.’

HALKAN KA DAAWO VIDEO