WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Barnaamijka Dood wadaag shacabka Muqdisho iyo Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo madaxa isku daray-Video

By Abdi rashid

February 22, 2018

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka DOOD Wadaag ee ka baxa Telefishinka Universal Kaasi oo Xalay lagu Casuumay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Eng. C.raxmaan Cumar Cismaan ( Yariisow ).

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Barmaamijka ayaa waxaa diirada lagu saaray Arimaha Garsoorka, Meqaamka Caasimada, Amniga, iyo Dhibaatooyin kala duwan ee ka jira Gobolka Banaadir iyo Talooyin kala duwan oo ku saabsan sida shacabka Soomaaliyeed wax u rabaan.