Laascaanood (HM)-Waxaan halkan idiinka soo gudbinaynaa Barnaamij xiiso leh oo ku saabsan dalalka faragelinta xooga leh ku haya Dalka Soomaaliya iyo dalalka Doorashada Soo aadan ku bixin doona Lacagta ugu badan.
Daawo:-Barnaamij xiiso leh oo lagu kashifey dalalka lacagta ugu badan ku bixin doona doorashada Soomaaliya ee 2021-ka-Video
