Site icon HORUFADHI MEDIA |

DAAWO- Barnaamij ku Saabsan Xanuunka Dhimirka & Soomaalida , Arimo badan oo aqoon ku dheehan tahay-VIDEO.

Aqoonyahan Mahdi Warsama oo ka mid ah dadka ku taqaqusay xanuunada Dhimirka iyo xaaladaha dadka ay la soo dersaan ayaa barnaamijkan ku sharaxaya arimo badan oo macluumaad muhiim u ah umadda Soomaaliyeed guud ahaantood, gaar ahaan dadka qoyskoodu uu ka mid yahay ruux dhimirka ah ama asaga laftiisuba iskana shakisan, waxaana barnaamijyadan yihiin kuwa taxano noqon doona. Qaybtan ayaa ah waxa Soomaalidu ka aamisan tahay xanuunkaas dhimirka guud ahaantiis.

HALKAN KA DAAWO Q1AAD OO KOOBAN..

Arimahan ayaa ah kuwa faa’iidooyin waa weyn xanbaarsan oo in badan ku anfici doona.

Horufadhi.com@gmail.com

Exit mobile version