Baashe Maxamed Faarax Gudoomiyaha Baarlamanka maamulka Somaliland ayaa ka hadlay heshiis ay wada galeen xubno ka socday Maamulka Khaatumo iyo Somaliland oo ahaa in la furo Dastuurka Maamulka Somaliland.