WARARKA SOOMAALI

DAAWO- Abwaan Gabay ku Karbaashay Dhulbahante” Tuutaha haw sideen Nimaan toban Nin dheereyne”_VIDEO.

By News Hour

April 03, 2017

Abwaan Hurre Dabayl ayaa gabay ku Karbaashay beesha Dhulbahante, gabaygan ayaa ka Tarjamaya sida aysan u rabin inay isxukumaan, u hogaansamaan nin beesha ka soojeeda iyo dhego nuglaanta,u raxlaynta, jacaylada iyo indha la’aanta daciifnimada ah ee ay ugu rixiyaan dadka kale iyo maamulada kale.

HALKAN KA DAAWO….

Gabaygan ayaa la dhahaa Tacaluus waxaana ku jira midho cul culus.

HORUFADHI.COM@GMAIL.COM