WARARKA SOOMAALI

Beelaha Walaalaha ah ee Baharsame & Qayaad oo si wada jir ah u sii daayay odayaal Dhaqameed ku xidhnaa Xabsiga laascaanood +video

By Top News

May 28, 2017

Beelaha walaalaha ah ee Baharsame & Qayaad ayaa maanta Maxkamada shareeco uga furmataya magaalad Laascaanood ee G/sool

Beelahan ayaa Iska soo Xulay Ergo Ka Kooban 66  oo Dhinacba Ay Ka socoto Ergo Dhan 33 xubnood o0 Matalaaya.

HALKAN RIIX VIDEO DAAWO

Maxkamada Waxaa Gadhwadeen Ka Ah isimada  Deegaanka Qaar Kamid ah iyo culumada Gobolka Sool

Dhinaca Kale waxaa Maanta La Siidaayay Odayaal Gaadhaaya ilaa 40 Oday oo Mudo Ku Xidhna Jeelka Laascaanood Kana Soo jeeda Beelaha Qayaad iyo Baharsame loona Xidhay Shaqaaqada Ka dhacday