Ciidamada Booliiska Saldhiga Degmada Dayniile ayaa xalay xaafada Sii Sii ee degmada Dayniile ku dilay nin xirnaa dareeska ciidanka milatariga oo xalay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Xuska Todobaadka Xorriyadda ayaa faray diyaarinta munaasabado muujinaya qiimaha shacabka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kula kulmay xubno matalayay Midowga Musharraxiinta oo kala ah Madaxweyneyaashii hore...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismaha waddada Xalane ee xiriirisa Muqdisho iyo...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Maxdoobe ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo, kadib safar shaqo oo uu ku...
Guddoomiye cusub ayaa loo magacaabay deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada Muqdisho, kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo subaxnimadii hore ee saaka codkiisa ka dhiibtay xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda oo uu hore uga qaatay...
Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Maanta ka hadlay qorshaha diyaar garoowga sugida amniga doorashooyinka ka...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka hir-Shabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta halkaasi lagu dilay qof Shacab ah...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay Shil gaari oo sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu gelinkii dambe ee...