Qarax xoogan ayaa goordhow laga maqlay xaafaddo ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhacay deegaanka Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho, waxaana...
Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Puntland ayaa faah faahin ka bixisay xaaladihii ugu danbeeyay ee Cudurka halista ah ee COVID-19 oo kusoo laba...
Madaxda Ururka dalalka Bulshada Bariga Afrika ayaa maalintii shalay aheyd shirkii 21-aad ee Caalamiga ku yeeshay qadka internet-ka ee aalada fogaan araga...
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay dagaal u dhexeeyey ciidamada Koonfur Galbeed, kuwa AMISOM...
Qarax xoogan ayaa saakay waxaa uu ka dhacay wadada Cabdiqaasim gaar ahaan agagaarka Xaruntii hore ee Safaaradda Turkiga ee degmada Hodan ee...
Ciidanka Booliska Somaliland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal ballaaran ka sameeyay degmooyin ka tirsan Gobolka Sool ee Somaliland, iyagoona kusoo qabtay hub...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay Tirada dad hor leh oo u geeriyooday Cudura halista ah ee COVID-19, kuwaasi oo kamid...
Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa weeraray fariisin ciidamada Kenya ku leeyihiin duleedka Magaalada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari dalkaas, sida ay sheegayaan...
Golaha Wasiirada Galmudug ayaa Maanta oo sabti ah kulan deg deg ah ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Magaalada Dhuusamareeb, iyadoo kulanka uu shir...
Wasiirka iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Sweden, Per Olsson Fridh ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya, isaga oo soo dhoweeyey heshiiskii ay magaalada...