Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Maanta oo Jimco ah Deeq Gargaar raashin ah soo gaarsiisay dowladda Federaalka, iyadoona uu la wareegay Ra’iisul Wasaaraha...
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa waaberigii hore ee saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday degaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud, waxaana halkaas ka dhacay...
Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee maalintii afaraad ka socday Xarunta Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa goordhow lasoo gaba-gabeeyay… Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo weftigii uu hogaaminayey oo ku sugan deegaanka Saax-meygaag ee Gobolka Sool, ayaa dadaal ku...
Dagaal xoogan ayaa xalay waxaa uu ka dhacay Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Puntland, kaasi oo u dhexeeyay Ciidamo ka...
Wararka aan ka heleyno Gobolka xeebta ee Lamu ee dalka Kenay ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas mar kale dagaalamayaasha Al-shabaab ay...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ku mideysan yihiin Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxda dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Maxamed Nuur Jaamac ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ka dalbaday inuu u yeero Saraakiil...
Guddoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimadda Cabdiraxmaan Cali Geeda-qorow ayaa ka hadlay Israsaaseyn shalay dhexmartay Ciidamo ka tirsan Booliska Maamulka Galmudug iyo...
Wasiirka Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duran Axmed Faarax ayaa maanta oo taariikhdu tahay 5 Janaayo 2022 beenisay in Maamulka Hawada dalka ku...