HORUFADHI MEDIA |

Akhriso:-Jubaland oo qaadacday aqoonsigii Dowladda Soomaaliya ee Axmed Madoobe doorashadiisa.

Muqdisho (HM)-Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa qaadacday war saxaafadeedkii ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ee ahaa in Axmed Madoobe u aqoonsatay Madaxweyne KMG ah iyo labo sano oo muddo xileedkiisa yahay, kaasoo ka bilaabanaya maalintii la doortay.

War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu caddeeyay in aanay jirin cid go’aan ka gaari karta muddo xileedka iyo doorashooyinka Jubbaland, si aan waafaqsaneyn Dastuurka, isla markaana muddo xileedka hey’adaha loo doorto inay yihiin 4 sano.

Halkan ka akhriso war-saxafadeedka Jubaland.

Akhriso
@Horufadhi News

Exit mobile version