WARARKA SOOMAALI

Abwaan Siciid Cabdisamed Murti-meer oo ah Abwaan Reer Laascaanod ah Ayaa bixiyay Magaca Abaarta Dabadda dheeratay ee SIMA-Warbixin

By A. Hindi

April 11, 2017

Waxay ahayd subaxnimo Talaada ah anigu jooga meherad aan hysto ayaa waxaa loosoo guuraya naqyaroo ka da ay aagga laascanood gaar ahaan Falaydhyaale marka su’aalaanu iswaydiinay markii umadii soomaqliyee midkii galbeed jiray iyo midkii bari jiray meeshaa laysugu yimi marhaa saa layidhi abwaan kawanar saaka maxaad odhan lahayd dadkaa isuyimi horta naqani waa kumiye baan idhi waxaa ka dambaynaysa abaar caama waayo baa lyidhi waxaan arkaa jawiga dadka iyo xilliga markaa dadka biyo iyo timirbaa loogeeyaa weriyayaashu waxaay ubixiyeen igu sawir adigu mawxaad dhihilahayd baa layidhi markaasaa kelmedani afkayga ka soo baxday (SIMA) waa 06_09_ 2016 Ama septebar 2016 subaxnimo talaado weeye Laasacaanod.