WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Soomaliland oo ka jawaabtay hadal kasoo baxay Farmaajo-Video

By Abdi rashid

March 28, 2019

Hargeysa (HM)-Masuul u hadlay Wasaarada arrimaha dibadda Mamulka Soomaliland ayaa ka jawabay hadal kasoo baxay maalintii shalay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abdilaahi Farmaajo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO