Prof. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulka khaatumo oo Hargeisa ku sugnaa Mudooyinkan ayaa sheegay inuu Rabo Somaliland loo dhan yahay, Isagoona sheegay in loo baahan yahay in la Fuliyo Heshiiskii uu dhowaan la Saxeexday Somailand.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
“Heshiiskii aanu galnay wuxuu u baahan yahay Fulintii, Waxaanu daacad ka nahay Somaliland loo wada dhan yahay, oo Cidna aysan Cid kale Marti u Noqon, maamulka Cusub ee Muuse Biixi Waxaanu uga Fadhinaa inuu Fuliyo Heshiiska “ ayuu yidhi Dr. Cali khaliif.
Dad badan ayaa horey ugu dhaliilay Cali Khaliif inuu u socdo Somaliland, Taasi oo markasta uu Beenin jiray, Waxayse hada u muuqataa inuu Saldhigtay Hargeisa.