|

Cali Khaliif Galaydh oo Hargeysa dib ugu soo laabtay kadib socdaal uu ku tagay Xamar.

Laascaanood  ( HM ) Waxaa magaalada Hargeisa Dib ugu soo laabtay Madaxweynaha maamulkii Khaatumo ee u kala galay maamulada hareeraha, Cali Khaliif Galaydh  oo Mudooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho,  Halkaasi oo uu sheegay inuu u tagay Safar u gaar ah.

Dr. Galaydh ayaa intuu Muqdisho ku sugnaa wuxuu kulamo kala duwan la yeeshay Siyaasiyiin iyo Qaybaha kala duwan ee bulshada.

Lama oga inta uu qaadan doono Safarka uu Dr. Cali Khaliif ku yimid Hargeisa, Balse  Somaliland iyo Khaatumo ayaa horay Heshiis  u gaadhay Xiligii Xukuumadii Siilaanyo, Kaasi oo aan Weli dhaqan gelin, Wuxuuna dhowr jeer xusay inuu ka socon waayey dhinaca Muuse Biixi.

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=80883

Posted by on Dec 3 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...