Home » December 30th, 2019 Entries posted on “December, 2019”

Daawo:-Xogta NISA ka soo saartay Qaraxii Ex-control Afgooye & dalalka laga shakisan yahay sir culus-Video

Muqdisho (HM)-Sirdoonka Soomaaliya ayaa shaacisay maanta oo Isniin ah in wadan shisheeye uu lahaa qorsheynta weerarkii Sabtidii, dhacay Ex-control Afgooye ee Muqdisho. HALKAN KA DAAWO XOGTA “Waxaan madaxda qaranka ugudbinay, warbixin bilow ah oo tilmaamaysa in Xasuuqii Shacabka Soomaaliyeed loogu gaystay Muqdisho, 28-Dec-2019, uu qorshayntiisa lahaa Dal shisheeye,” ayaa lasoo dhigay barta NISA ee Twitter-ka. […]

December 30th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Xukuumadda Muuse Biixi oo qabsatay xili kama dambeys ah xili Mucaaradku dalbanayo doorasho deg deg ah-Video

Hargeysa (HM)– Waxaa maanta magaalada Hargeisa kulankii Labaad ku yeeshay Muuse Biixi Cabdi  madaxwaynaha Somaliland oo uu wehelinaayo ku xigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici Iyo Madaxda Xisbiyada mucaaridka ee UCID iyo Waddani Eng Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cirro. HALKAN KA DAAWO VIDEO Markii kulankaasi laga soo baxayna wax saxaafada la hadlay madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo […]

December 26th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Puntland oo Dowladda Federaalka Soomaaliya eedeyn culus u jeedisay xili khilaaf daba dheeraday jiro.

 Garoowe (HM)- Puntland Madaxweynaha mamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Khamiis ah wuxuu gudoomiyey shirka todobaadlaha ee Golaha Xukuumadda dowladda Puntland. Inta badan xubnaha Golaha Wasiiradda ayaa kasoo qeybgalay shirka oo ka dhacay Madaxtooyadda magaala madaxda dowladda ee Garowe. Madaxweyne ku-xigeenka, Axmed Cilmi Cismaan [Karaash] ayaa kamid ah mas’uuliyiinta kasoo muuqday kulanka. Sidda laga […]

December 26th, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Xildhibaan Jangali oo sheegay in la diyaariyey qorshihii lagu geli lahaa wada hadalada Somaliland.

Muqdisho (HM)-Xildhibaan Cali Axmed Jaamac Jangali oo ka tirsan Guddiga Dhab u heshiisiinta ee Wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland ayaa sheegay inay diyaar yihiin oo ay wataan howshooda, ayna ka sugayaan dhinaca Somaliland Guddigii wada hadalka la bilaabi lahaa. Wareysi uu siiyay Idaacada BBC-da ayuu sheegay in wada hadalka uu yahay mid labo dhinac ah, […]

December 23rd, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Madaxweyne Farmaajo oo daahfuray Barnaamij Dhaqaale oo xooggan-Video

Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa daah-furay Qorshaha 9aad ee Horumarinta Qaranka oo saldhig u ah geeddi socodka shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ay ku xaqiijinayaan himilooyinkooda Qaran. Madaxweynaha oo mid mid u dul istaagay tiirarka afarta ah ee uu ku saleysan yahay qorshaha Qaran oo kala ah amniga iyo siyaasadda, kobcinta dhaqaalaha, deegaanka iyo […]

December 23rd, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Sucuudiga oo dad u xukumay dilkii Wariye Jamal Khashoggi-Video

Muqdisho (HM)-Maxkamad ku taal dalka Sacudi Carabiya ayaa ku xukuntay shan ruux dil, halka saddex kalana xabsi kadib markii lagu helay dambi ah dilkii Jamal Khashoggi sanadkii hore. Khashoggi oo ah weriye caan ah oo aad u dhaliili jirey siyaasada dowlada Sacudi Carabiya ayaa lagu dhex diley qunsuliyadda Sacudiga uu ku leeyahay magaalada Istanbul ee […]

December 23rd, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Ciidamo maanta xidhay wadada isku xidha Garoowe & Boosaaso.

Boosaaso  ( HM) Waxaa maanta is taagay Isku socodka Gaadiidka ee magaalooyinka Bosaso iyo Garowe, Kadib markii maanta barqadii Ciidamogadoodsan ay jidgooyo dhigteen duleedka  degmada Carmo  ee Gobolka Barri. Ciidanka Jidgooyada dhigtay ayaa la  sheegay in yihiin Ciidamadii dhawaan Xooga kusoo galay magaalada Bosaaso ee uu hogaaminayey Ciise Yulux ilaa hada lama oga ujeeda rasmiga […]

December 23rd, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-ujeedka Safarka Cumar Cabdirashiid uu kusoo gaadhay Garoowe xili xiisad jirto-Video

Garoowe (HM)-Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna senatar katirsan aqalka sare, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland. Xildhibaano katirsan barlamaanka Puntland ayaa Cumar Cabdirashiid kusoo dhoweeyay magaalada Garowe, waana socdaalkii ugu horeeyay uu ku yimaada Garowe dhowr sano kadib. Cumar Cabdirashiid oo lagu tiriyo inuu kamid yahay siyaasiyiinta […]

December 21st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

DEG DEG:-Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay Gaalkacyo.

Galkacayo (HM)-Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay Koofurta Gaalkacyo, kaasoo ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo uu kaxeynayay nin naftii halige ah. Sida wararku sheegayaan qaraxa ayaa la sheegayaa in bartilmaameedkisa ahaa Hotel ku yaalla Koofurta Gaalkacyo, waxaana la sheegayaa in hotelka uu deganaa Taliyaha Ciidanka Lugta Gen. C/xamiid iyo Taliyaha qeybta […]

December 21st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Soomaliland oo wafdi sida gargaar u soo dirtay Magaalada Muqdisho.

Hargeysa (HM) – Waxaa daqiiqado ka hor garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ka soo ambabaxay wafdi ka socda maamulka gooni isu taaga ah ee Somaliland, kuwaas oo ku soo jeeda magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Wafdigan ayaa sida gargaar bani’aadanimo oo loogu talagalay dadka ay saameeyeen fatahaadihii dhowaan ku dhuftay qeybo ka mid ah Soomaaliya. Deeqdan oo […]

December 21st, 2019 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...