|

Daawo:-Xaaf oo madaxda cusub ee Galmudug uga digay inay ku dhacdo arrin isaga qabsatay-Video

Dhuusamareeb  ( HM) Madaxwaynihii Wakhtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ka hadlay Doorashada la Filayo inay ka Qabsoonto magaalada Dhuusamareeb  ee  Madaxwaynaha Galmudug.

HALKAN KA DAAWO

Xaaf ayaa sheegay In Madaxwaynaha la doorto  loo baahan yahay in lala shaqeeyo, Wuxuuna ka digay in Lugaha la Qabto , Wuxuuna xusay in isaga Lugaha la qabtay.

Wuxuu ka digay kala qaybsanaanta Bulshada,  “Allehiin haduu alle yahay, is maqlaha,  Hadii aynaan Wada shaqayn waxba  Noqon mayno,   Gabdhaha Mushxaradaya ayuu sheegaa waa beentiin,  Madaxwaynaha  Hadii Lugaha lagu dhegayo hadaba yaan la dooran”. Ayuu yidhi Xaaf.

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=78295

Posted by on Sep 19 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...