|

Deg Deg:-Puntland oo digniin kama dambays ah u dirtay Dowladda Federaalka ah-Akhriso

Garoowe ( HM)-Warsaxaafadeed Goor-dhowayd kasoo baxay maamulka  Puntland ayaa  waxay dowlada federaalka Soomaaliya waxay uga digtay faragelinta ay ku hayso Dowladdaha Xubnaha ka ah.

Puntland waxay ku eedaysay Dowladda Federaalka inay faragelin ku hayal arrimaha doorashooyinka, iska horkeenida shacabka iyo marin habaabinta nidaamka Dowliga ah.

Maamulka Puntland iyo Dawladda dhexe ayaa mudooyinkii dambe waxaa u dhexeeyay Khilaaf, iyadoo Madaxwaynaha cusub ee Puntland tan iyo markii uu Xilkaasi qabtay aanu xidhiidh wanaagsan la yeelan dowladda dhexe, Isagoo safaro ugu baxay imaaraadka iyo kenya.

Sidoo kale Puntland ayaa dhowaan dhaliishay Booqashadii Raysal waasaare Khayre uu ku tagay Waqooyiga Gaalkacyo, Iyadoo Sidoo kale Boosaaso lagu xidhay Xubno kamid ahaa Gudiga dhisamaha Jidka Boosaaso oo Lacag ka helay dawladda dhexe.

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=75790

Posted by on Jul 21 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...
  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM
  • Turab: Bismillaah Shirtag, ma shalay buu waalaa mise maanta? Shalay wuxuu diidanaa qoladaa gooni goosatada jeegaanta,...