|

Daawo:-Shacabka Garoowe oo ka hadlay xiisada ka dhex taagan Maamulkaas iyo Dowladda Federaalka ah-Video

Garoowe ( HM ) Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Garoowe ayaa Aragti ka dhiibtay go’aankii Puntland iyo Somaliland ay ku Qaadaceen Gudigii uu magacaabay Madawayne Farmaajo ee Dhab u heshiisiinta iyo Wadahadalka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Puntland maaha wax ka duwan Soomaaliya inteeda kale, Dawladda dhexe iyada ayaa Awood u leh cida ay soo magacaabayso, Weliba xildhibaan Puntland doorashadiisu ahayd baa ku jira, Sidoo kalana kasoo jeeda Gobolada SSC oo noqon kara dhinaca Somaliland”.

Sidoo kale Qaar kamid ah Bulshada garoowe ayaa xusay in sifo khaldan loo xulay gudigan, iyagoo dhaliilay Qaabka loo Xulay.

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=75794

Posted by on Jul 21 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Rasta buuni: Maxuma
  • Turab: Bismillaah Allaah baa mahadleh, Shariif la soo gamay, mar haddii wixii caloosha ugu jirey afkiisii ka xaday....
  • Rasta buuni: War fiican
  • Turab: Bismillaah; Sanbaloolshe, waa siyaasi isagoon u qaan gaadhin siyaasada, oo qaxooti degan Ingiriiska xilal...
  • Turab: Bismillaah Axmed madoobe ma aha M/weynaha Jubbaland, laakiin wuxuu ahaa M/weynihii hore ee Jubbaland. Sidee...