|

Daawo:-Soomaliland Xildhibaan Muuse Biixi digniin culus u diray-Video

Hargeisa  (HM ) Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo kamid ah Baarlamaanka Somaliland ayaa si adag uga hadlay Halka laga dhisayo Xarunta Madaxtooyadda Cusub ee Somaliland iyo Dad la sheegay in laga Qaaday dhulkaasi oo Muran kala dhexeeyo Madaxwayne Biixi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ugu horayn wuxuu ku Furay Hadalkiisa Gabay  “Cuqubo halkay lagu galay Cow ku Hurudaaye,  Carruurta ayay ka laysaa Ninkii Caano Baas dhama “.

Xildhibaan Nacnac ayaa Madaxwayne muuse biixi uga digay dhulka inuu Boobo,  Wuxuuna sheegay inay Tallaabo Sharci ah ka qaadi doonaan.

“Madaxwaynaha waxaan leenahay dadku waa kuwii ku doortay,  Wixii Siyaad Barre aanu ku diidnay ha nagu Kalifin,  Walaahay Yeeli mayno, Halkii Geellaha Jabuuti aaad Nagu Wadaa, Qoys na Xukumi maayo, ee Qaran baanu nahay ee ka noqo”.

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=73911

Posted by on Apr 17 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM
  • Turab: Bismillaah Shirtag, ma shalay buu waalaa mise maanta? Shalay wuxuu diidanaa qoladaa gooni goosatada jeegaanta,...
  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...