|

Daawo:-Soomaliland oo deg deg uga jawaabtay cabasho ka timid DP World-Video

Hargaysa ( HM) Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay aqbashay lacago ay shirkadda DP World ku kordhisay alaabaha laga soo dejiyo dekedda Berbera, Kadib Cabasho ay soo Kordhisay.

Maxamuud Xasan Sacad (Saajin), wasiirka wasaaradda ganacsiga, warshadaha iyo dalxiiska Somaliland, ayaa sheegay in ay DP World u ogolaadeen in lacagaha tafaariiqda ah ee ay ka qaaddo alaabaha kasoo degaya dekedda ay ku qaadato qiimaha suuqa, halka markii hore ay ku qaadan jirtay qiimaha baanka dhexe ee Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiir Saajin wuxuu ganacstada dekedda Berbera alaabaha kala soo dega ku amray in ay si degdeg ah ugala baxaan alaabtooda, kuwaasi oo uu sheegay in iyagoo ka xun arrintan ay diideen in ay alaabaha kala baxaan dekedda.

Wasiirka ayaa yidhi; Waxaan amar ku siinayaa ganacsatada alaabteeda kala bixi la’ boodhka iyagoo ku andacoonaya arrintan in ay si degdeg ah ugala baxaan, haddii ay ugula bixi waayaana waxay muteysan doonnaan ganaax”

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=72984

Posted by on Mar 16 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Nacas, beenwaas Horufadhi website.
  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok