|

Daawo:-Madaxweynaha Maamulka Puntland oo loogu baaqay in uu ka fiirsado Shirkadda DP World-Video

Garoowe (HM)-Siyaasi Cabdulaahi Jaamac Saalax oo kamid ah siyaasiyiinta Puntland horeyna usoo noqday wasiirkii Dekedaha iyo gaadiidka Badda Puntland ayaa sheegay in shirkadda P&O Port ay ku guuldareysatay in ay dhisto Dekedda weyn ee magaalada Boosaaso xili ay heshiis dhisme kula wareegtay Dekedda sanaddii 2017.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Siyaasigan oo wareysi gaar ah siiyay barnaamijka Diirada ee ka baxa warbaahinta  HM ayaa sheegay in dadka reer Puntland ay rajo wanaagsan ka qabaan xukuumaddan cusub in ay dib u eegis ku sameyso heshiiskii balaarinta Dekedda Boosaaso ee shirkadda P&O Port ay hore ula gashay xukuumaddii madaxweyne Gaas.

Xukuumaddu waa xukuumad cusub welina rajo ayay dadka reer Puntland ka qabaan marka waxaan isleeyahay heshiiskii ay xukuumaddii aan anigu mar kamid ahaa la gashay shirkadda P&O in umadda lagu ilduufay hadana ay muhiim tahay in dib loo eego.

 

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=72990

Posted by on Mar 16 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Nacas, beenwaas Horufadhi website.
  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok