|

Daawo:-Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo Muqdisho maanta si weyn loogu soo dhaweeyay-Video

Muqdisho (HM)-Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray si heer sare ahna loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyada aan Walaalanaha ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Gelle iyo Wafdi uu hogaaminayay.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo masuuliyiin kale oo katirsan dowlada ayaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wafdiga uu hogaaminayay Madaxweynaha Jabuuti.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Soo dhaweynta kadib ayaa Madaxweynaha dalka Jabuuti iyo xubnaha la socday loo galbiyay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya halkaas oo la filayo in uu kula kulmo Madaxweyaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Jabuuti ayaa labo maalin booqasho ku joogi doona magaalada Muqdisho, waxaana inta uu joogo caasimada uu xariga ka jari doonaa dhismaha cusub vee safaarada Jabuuti ka dhisatay Muqdisho.

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=72962

Posted by on Mar 16 2019. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM
  • Turab: Bismillaah Shirtag, ma shalay buu waalaa mise maanta? Shalay wuxuu diidanaa qoladaa gooni goosatada jeegaanta,...
  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...
  • Rasta buuni: Maxuma haday dhab ka tahay