|

Deg deg: Dr. Ali Ciise Cabdi oo gaadhay Garoowe kuna dhawaaqay musharaxnimadiisa.

Garoowe (HM)-Dr Cali Ciise Cabdi oo ka mid ah dadka dunida ugu aqoonta badan ayaa gaadhay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland wuxuuna halkaas kala kulmay soo dhagaweyn balaadhan. Wuxuu halkaas kaga sheekeyeey taariikhda dhanka soo jireenka ah ee halganka Soomaalinimada ee xoreynta dalka. Wuxuu Dr Ciise sheegay in uu u yimid wanaag ka gaysi deegaanada Puntland hadana wuxuu doonayaa inuu dadkiisa wax uga faa’ideyo aqoontiisa gaar ahaan kobkinta dhaqaalaha iyo dawladnimada Soomaali idilkeed.

Waxa uu sheegay Dr Cali Ciise inuu weligii caawinayey dawlad raadinta dalka Soomaaliya iyo keenis ama gaadhis dawladnimo buuxda oo uu 10 sano geliyey. Wuxuu sheegay in bangiga dhexe ee Soomaaliya iyo wasaarada maaliyaddaba uu isagu u ahaa sababta dib u soo nooleyntooda.

Wuxuu sheegay in ku dhawaaqistiisa madaxtinimada ee PL ay tahay fursad isla markana mideynta iyo dib isugu keenista PL ay tahay mid u taala hada uuna diyaar u yahay wax ka qabashadeeda.

kala soco horufadhi warar joogto ah.

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=70455

Posted by on Dec 28 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...
  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM