|

Daawo:-Warbaahinta Puntland oo qaadaa dhigtay hadalkii Cagalulle iyo Cali Khaliif Galaydh-Video

Garoowe (Horufadhi News)-Warbaahinta ku hadasha Afka maamulka Puntland ayaa Warbixin ka diyaariyey   Shirkii Jaraa’id ee Madaxwayne ku xigeenkii Khaatumo Cabdalle Haybe (Cagolule) uu ku qabtay magaalada Garoowe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Warbaahinta Puntland ayaa siwayn ula dhacsan Hadalka Cabdalle Haybe Cagolule oo aysan Hore u baahin jirin, Kadib markii uu sheegay inay Khaatumo iyo Puntland ka midoobi doonaan dagaalka ka dhanka ah Somaliland.

Prof,Cali Khaliif Galaydh ayuu sheegay inuu ka mid ahaa Madaxdii dowladihii Soomaaliya xilalka kazoo qabtay,balse uu manta ku qanacsanyahay in lakala qaybiyo Ummada Soomaaliyeed ayna taariikhdu qorayso.

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=61740

Posted by on May 22 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Warbaahinta Puntland oo qaadaa dhigtay hadalkii Cagalulle iyo Cali Khaliif Galaydh-Video”

  1. War beenta iyo beenwaaska ha layska ilaaliyo, waayo dad muslim ah baynu nahay, bil Ramaddaan baynu ku jirna. Maamulka Puntland iyo ina Cagallule wax aan been iyo khuraafaad ahayn isku biirin maayaan. Dadkow iska ilaasha been hawaaska dad waxma garato lagu dagaal gelinayo, ama dad kale oo muslim ahna lagu laynayo.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...