|

Muuse Biixi oo Xabsiga kasii daayey Naciima Abwaan Qorane oo hore Maamulkiisu sanado badan ugu xukumay-Akhriso

Naciima Abwaan Qorane oo horay loogu Xukumay sadex sano oo Xabsi ah ayaa saaka laga sii daayay Xabsi ku yaala Gabiley ee Galbeedka Magaalada Hargeisa, Halkaasi oo dhowaan loo Wareejiyey Markii Xukunka lagu riday.

Sii daynta Naciima Qorane ayaa la sheegay inay timid kadib Cafis uu u fidiyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Arintaasi kala kulmay Cadaadis xoogan oo Gudaha iyo dibedda ah.

Aabaha dhalay Naciima Qorane ayaa horey Warbaahinta ugu sheegay inay La kulmeen Muuse Biixi, Islamarkaana uu Go’aansaday in Xoriyadeeda dib loogu soo celiyo Naciima Qorane.

Somaliland ayaa inta badan dadku dhaliilaan inay Cabudhiso Aragtida Qofka iyo Xoriyadda Hadalka, Waxaana Hargeisa ku xidhay Boqor Cismaan Buur-madow oo lagu haysto Hadal uu kajeediyey Munaasibad ka dhacday Puntland.

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=60965

Posted by on May 7 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Muuse Biixi oo Xabsiga kasii daayey Naciima Abwaan Qorane oo hore Maamulkiisu sanado badan ugu xukumay-Akhriso”

  1. Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.