|

Daawo Wareysi:-Madaxweynaha Maxakamadda addunka ee ICJ Cabdul-Qawi Axmed Yuusuf-Video

Maxkamada Caalamiga ah ee Caddaaladda ee ICJ, ayaa dhawaantan u dooratay in uu muddo seddax sano ah madaxweyne ka noqdo garsoore Soomaaliyeed, kaas oo lagu magacaabo Cabdul-Qawi Axmed Yuusuf. Wareysi gaar ah ayuu siiyay idaacadda VOA,Laanteeda Afka Soomaaliga.

HALKAN KA DAAWO WAREYSIGA

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=57191

Posted by on Feb 13 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo Wareysi:-Madaxweynaha Maxakamadda addunka ee ICJ Cabdul-Qawi Axmed Yuusuf-Video”

  1. Bismillaah

    Qofka xilka loo dhiibayo ama meel wakiil uga noqonaya ummadda, waa in la og yahay Somalinimadiisa, aqoontiisa, amaanadiisa, wadaniyadiisa, iyo inuu wada meteli karo Somali oo dhan, intaa markuu isku darsado ayuu xaq u leeyahay in xil loo dhiibo ama wakiil meel loo magacaabo.

    Nin, jeclaysigu, waa waxa Somali halkaa dhigay. Ninkan, dawladii Ina yeey, ayuu helay fursadan (lottery), uu xubinta kaga noqday maxkamadan caalamiga, iyadoo aan loo soo bandhigin shacabweynihii bartay sharciga/law-ga, ee kula tartami lahaa, lama aqoon, ma wadani buu ahaa mise waa tuug. Dhibtan, hadda taagan, ee aan wali la sixin, khaasatan xilalka la iska boobayo, dawladii Carta, ayay bilaabatay, in la iska boobo waxa ummadda ka dhexeeya, oo loogu tagri falo sidii la doono, waa musuqmaasuq, ka ugu xun.

    Sidaa darteed, xilka C/qawi ee maxakamadu, waxay u badan tahay inuu sidii, willkii hadda laga qaaday mayor-ka Muqdisho, ugu hafto xilkaa. Sababtoo ah xilkan uu hayey, daaqada ayuu ka soo galay, macno uguma fadhiyo xilku ama inuu ku gefo/khaldamo magaca ummadda Somaliyeed.
    WBT

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman Yuu dudin hee
  • Hirad: Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay
  • Ali yusuf: Wasirka deface ee UK ee somaliland yimid
  • Ali yusuf: Sodigi cadalada waday horufadhi away wssirki deface ee somaliland yimisd
  • Abdi: Tollow, miyayan haween kani rag u tashadda lahayn? Mise rag iyo dumar waa wada qaran jab?