|

Daawo:-Wasiirka Kaluumeysiga Soomaaliya,muxuu ka yidhi qaybsiga Kheyraadka Dalka-Video

C.raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Wasiirka Kalluumaysiga Soomaaliya ayaa ka hadlay heshiiskii ay gaadheen Madaxda Qaranka Soomaaliya iyo Maamulada dalka, Kaasi oo ku saabsan Awoodqaybsiga dalka, gaar ahaan Khayraadka Badda Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Waxaan Ummada Soomaaliyeed u sheegayaa in Wasaaradu ay diyaar u tahay in Ummada looga Faa’iideeyo Khayraadka Badda, Gaar ahaan Kalluumaysiga” Ayuu yidhi Wasiirka.

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=57136

Posted by on Feb 12 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Wasiirka Kaluumeysiga Soomaaliya,muxuu ka yidhi qaybsiga Kheyraadka Dalka-Video”

  1. Bismillaah

    Wasiirka ugu aqoonta badan maamulka Farmaajo, haddana, lagu haysto shaqadiisii, waxay ka mid tahay, nasiib xumada haysada Somalia. Shalay waxaynu shaashadah ku arkaynay, iyadoo, shirkii loogu yeedhay shirweyna amni qaran, lagu qaada dhigayey Wasaarada Kalluunka, oo aanu ka muuqan goobta. Waxay tilmaamaysaa sida ay isu qasan tahay hawlaha hor yaal dalka. Jaalle asiir ama meesha ka muuqo ama ka maqnaw. Looma baahna, inaad noqotid kursi buuxiye. Waadna ku mahadsan tahay badhi taarkii aad badhi taartay Wasaarada Maaliyada, yacnii asxaabtaadii Newyork. WBT

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman Yuu dudin hee
  • Hirad: Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay
  • Ali yusuf: Wasirka deface ee UK ee somaliland yimid
  • Ali yusuf: Sodigi cadalada waday horufadhi away wssirki deface ee somaliland yimisd
  • Abdi: Tollow, miyayan haween kani rag u tashadda lahayn? Mise rag iyo dumar waa wada qaran jab?