|

Daawo:-Muuse Biixi iyo Madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horaysay kulmaya,warbixin Xasaasi ah-Video

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa la filayaa in dhawaan uu gaaro dalka Jabuuti halkaasna uu kula kulmo Madaxweynaha cusub maamulka Somaliland Muuse Biixi.

Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland, Sacad Cali Shire, oo Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in dalka Jabuuti dhawaan ku kulmayaan Madaxweynaha Soomaaliya iyo kan Maamulka Somaliland .

Waxa uu sheegay Wasiir Sacad Cali Shire kulanka labada masuul oo ah kii ugu horeeyay in uu  horu dhac u yahay wadahadalada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland oo la filayo in dib loo amba qaado .

Dowlada Soomaaliya ayaan wali ka hadlin warkan kasoo baxay maamulka Somaliland ee ku aadan in dalka Jabuuti ku kulmaaan Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya iyo Madaxweynaha maamulka Somaliland.

Wadahadaldii u dhaxeeyay Dowlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ayaa hakad galay, waxaana la filayaa in wadahadalaasi ay dib u furmaan labada dhinacna ku shiraan Dalka dibadiisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=57114

Posted by on Feb 11 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Muuse Biixi iyo Madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horaysay kulmaya,warbixin Xasaasi ah-Video”

  1. Waxa kulmaya m/waynaha jumhuuriyadda barakaysan ee Somaliland iyo horjoogaha dawladda taagta daran ee Somaliya ….

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman Yuu dudin hee
  • Hirad: Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay
  • Ali yusuf: Wasirka deface ee UK ee somaliland yimid
  • Ali yusuf: Sodigi cadalada waday horufadhi away wssirki deface ee somaliland yimisd
  • Abdi: Tollow, miyayan haween kani rag u tashadda lahayn? Mise rag iyo dumar waa wada qaran jab?