|

Daawo:-Cali Khaliif oo ka hadlay in Khaatumo cusub loo dhisayo Gobaladda SSC ,una jawaabay Cabdiweli Gaas-Video

Cali Khaliiif Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo dhawaahanba ku sugnaa magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland aya maanta isaga oo ka jawaabaya hadal dhawaan kasoo yeedhay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Maamulka Somaliland Saleebaan Gaal,wuxuu sido kale ka hadlay hadalo dhawaanahan la isla dhexmarayay oo ahaa in Deegaanada Khaatumo loo dhisayo Maamul cusub.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cali Khaliif ayaa arrintaas wuxuu dusha ka saaray Maamulka Puntland oo uu sheegay in ay Mashruuc ahaan u geeyeen Magaalada Muqdisho.

 

 

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=54298

Posted by on Dec 6 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

8 Comments for “Daawo:-Cali Khaliif oo ka hadlay in Khaatumo cusub loo dhisayo Gobaladda SSC ,una jawaabay Cabdiweli Gaas-Video”

  1. Nafeey nin kudoonay ku waa

    Kii inagaaas ma waa baa ku beryay maxaa kagalay khaatumo ma xaasidnimo cusub buu la soo baxay

    Miyaanay ahayn shacabka reer khaatumo kii uu dagaalkooda ka qayb qaatay

    Maantana naf uma hayo ee wuxuu maqlay reer waqooyina waa heshiinayaaa galmudug iyo Ehllu Suna Wall jamaacana waa heshiiyeen

    Calaamadaha shaydaanka iyo xaasidka waxaa ka mid ah inuu ka naxo cid kasta oo is fahan dhex maro ama wada xaajoota

  2. Ina gaas wuxuu telephone Kula hadley muse biixi oo ku yidhi hadaad doorashada heli waydo xoog ku qabo kkkkkk markaasay Nagu wareeriyaan Harti,kablalax iyo
    Maalaa yacni mj wa cadaw

  3. Asc. Dullaalkaa hari waayay dib halloo qarameeyo.

    Adeer handaad Jeegaanland isu dhiibtay, maxaa kaagalay Khaatumada cusub iyo cidday la xiriirayaan? Hargaysa waxay kuu goyso hannala soo marin, waaba hadday indho kuu hayaane. Isaaq iyagiiba buuraha isu saaran.

    Dhinaca kale, shirkii Khaatumada CUSUB dhakhsuu u furmayaa, insha Allah, dawladda Soomaaliyeed baana kharashka ballan qaadday. Wbt

  4. wax khatumo cusub la dhaho ma jiraan kaliya xaqii baa feeraha kal dilaay

    kuwa jeegaanland waxaan u sheegayaa bahaha isaaq kala xoogayo ee habar yoonis oo habrihii isaaq kamid ah banaankka dhigtay dhulbahante ama reer khaatumo boos ugama banaana

    khaatumo meeshiii fiicnayd ee prof cali xafidihulaahueye uu soo gaarsiiyey baalaga wadin

    gaas dantaa u run sheegatay oo naf la caarinimo baan khatumo aqoonsigeeda ku soo celisay waase laga faa iidaysan iyadoo aan isaga loo dayn

    laba cadawna marba kii ku xigaa xagiisa laysku yara dumaa

    isaaq iyo mj waaa laba cadaw ee reer khaatumo dulmogooda isku raacay lkn haday maanta kkala faniinaan sidii reeer khaatumo u roon way garan

    jeegaan land meeshaas iyo meel ka fog

  5. Wuxuu Gaas iyo majeerteen og yihiin in dhulbahante sidii la doono laga yeeli karo oo marna maamulkooda la diidi karo marna dhegta wax loogu sheegi karo, o sid acaruurtii la sasabi karo, ma ninkiii odhan jirey anaa u dhaartay in puntland aan la kala goyn karin ama anaa u taliya dhulka khaatumo oo u dhaartay baa doqomada u sheegaya maamul baan idiin dhisayaa, ileen adhi quruurux kama ilbaxo, walee qaar rumaysanya baa jira, oo odhanaya gaas iyo majeerteen baa maamul noo dhisaya, oo ahaa kuwii koodii ay dhisteen diiday miya amid u ssmaynya, alaa kariim, ujeedada laga leeyahay waa in wadahadalada khaatumo iyo somaliland lagu wiiqo oo umada midowdey ooo nabda wada shuush iyo been lagu soo dhex tuuro.
    adeer filimkaas horaan u galaye kiniinkaagii badso oo iska seexo

  6. Fikrada ina gaas ma cusba waa fikradii faroole ee ahayd in reer nugaaleedka iyo buuhoodle laysku lifaaqo oo nugaal iyo Hawd state ay noqdaan ujeedada ciise maxmuud waxay ahayd in nugaal godan ay xalaalaystaan holhol iyo nawaaxigeeda pdhulbahnte inta is Leh puntland baa wax idin haysa war puntland waxay noqotay tiisaba daryeelaa tu kale ku dara

  7. Nina ala u xoog badnidaa puntland oo ku af dheeridaa iidoorkana u gurguurataa adeer kuwa idin ku bagdilaya dhulkeena ka hadal inta aad ku soo ordayso puntland adoo kale ina gaas in aad nooshahay iyo in kalaba ma og yahay Nina anigu garan maayo nin iyo naag waxaad tahaye ama iidoor iyo dhulos waxaan filayaa in aad tahay labeeb aan midna raacsanayn.

  8. Ahmed,waa runtaa ina Gaas wax badan lama socdo maxaa wacay he is mentally retarded.
    Waxaase yaab leh inuu maanta ku hadaaqo Khaatumo cusub ayaan samay_na_hayaa kkkk.
    Adeer danihiina raacda idinkaaba heshiiskii xaaraanta ahaa ee Dubai la idinku haystaaye.
    Khaatumo allow dhowr.

Leave a Reply

Recently Commented

  • NINA: Odayadana Waxaan leeyahay dacwad sawt iyo Suurat ah ka gudbiya taliyahaas oo u gudbiya hayadaha mushahaarada...
  • NINA: Taliyahan Waxaan leeyahay’ Kaan qayrak ashtar’kuwii kaa horeeyey baa ku hungoobay adeer laascanod...
  • NINA: Faratoon fursad qaali ah bu haystaa waa in uu caruurta reer miyiga ah iyo geeljiraha u sameeyo iskuulo iyo...
  • Hirad: Xaglo toosiye waa tuug la qabtay talo ma leh Ina ducaale qambi ayaa meesha atoore ka ah
  • Hirad: Bahararsame waxay caan ku tahay dilalka qorshaysan ilaa taariikh fog