|

DAAWO YAABKA:Muuse Biixi oo bilaabay in uu Sidii Madaxweynaha qaabilo wufuuda soo gaadha Somaliland-Video

Muuse Bixii Cabdi oo loo badinayo inuu ku guulaystay Doorashadii dhowaan ka qabsoontayDeegaanada Maamulka Somaliland,  aayaa Bilaabay inuu Qaabilo Wufuuda soo gaadha magaalada Hargeisa, Wuxuuna qaabilay wafdi uu hogaaminayey Safiirka Soomaaliya ee Jarmalka.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=53664

Posted by on Nov 21 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...